|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Xog-hayihii Ururka SOLJA Maxamed Rashiid Muxumed Faarax
December 29, 2014 - Written by Editor:Ujeeddo; TACSI Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi u dirayaa qoyskii,qaraabadii, Asxaabtii iyo Bahda saxaafada Somaliland ee uu ka baxay Xoghayihii Ururka Solja Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo ku geeryooday magaalada Nairobi. Gudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto Eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo. Aamin Aamin Aamin ALLAH MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|