DAAWO;Gudoomiye Cirro Iyo Baashe Oo Kulan Addis ababa kula Yeeshay Safiirka Uk Uqaabilsan Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudoomiye Cirro Iyo Baashe Oo Kulan Addis ababa kula Yeeshay Safiirka Uk Uqaabilsan Itoobiya.
December 9, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Magaalada Addis ababa kulan kula yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Itoobiya.

COMMENTS
LINKS