|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Mudaharaadka Cagaf Cagafyada Ee Beeraleyda Mexico Ku Kala Xidhay Caasimadda Dalkaas.
December 8, 2014 - Written by Wariye:Mexico, (Wajaalenews):- Kumanaan beeralayda dalka Mexico ah ayaa mudaharaad ka sameeyay caasimadda dalkaas ee New Mexico, waxaanay beeralaydan oo wata cagaf cagafyadoodu kala xidheen jidadka waaweyn ee magaalada. Beeralaydan oo isaga kala yimi afar iyo toban gobol oo dalkaas ka mid ah, waxa ay ka cabanayaan noloshooda oo hoos u dhacday iyo dawlada oo aan wax taageero ah siin, waxaanu dibad baxoodani noqonayaa kii ugu danbeeyay mudaharaadyo is daba joog ah oo ay ka dhigayeen caasimadda dalkaas muddooyinkii ugu danbeeyay. http://youtu.be/LD9RzOfsFVI Related posts:Maayar Ku Xigeenka Ceerigaabo Oo Shahaadooyin Gudoon-Siiyay Arday Ka Qalin Jebisay Dugsiga Daallo Pr... Sanad-guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtey Geeridii Abwaan Gaariye Iyo Daah-Furka Laba Buug Oo Laga Q... Xildhibaan Guruuje Oo Markale Ujawaabay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Luuqad Suugaanaysan Oo Uu Kula Had... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|