Wasiir ku xigeenka w. Ganacsiga iyo maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir Oo ka furay Magaalada laascanod. Xafiisks cusub ee w. Ganacsiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir ku xigeenka w. Ganacsiga iyo maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir Oo ka furay Magaalada laascanod. Xafiisks cusub ee w. Ganacsiga
November 12, 2014 - Written by Editor:

LAASCANOD(Wajaalenews);Dib uhabaynta xafiiska laascaanood ee w.ganacsigu waxay waxtar uleedahay in ganacsatada gobolka sool si fudud uga helaan magaaladooda liisamada iyo adeega sharci ee ay ubaahan yihiin iyo kor uqaadista dakhliga qaranka.
Si hawshaas loo dhamaystiro waxa dhawaan iman doona gobolka sool gud rugta ganacsiga sl iyo wafti uu hogaaminayo. Oo ansixin doono xubnaha gudida ganacsatada gobolka sool oo lagu dooran doono shirweyne .

wasiirkuxigenka ganacsiga bashiir cabdi xariir
Waxa isna halkaas ka hadlay masuuliyiin uu ka mid yahay isuduwaha wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga ee gobolka sool.
Article 2
Wasiir ku xigeenka ganacsiga iyo maalgashiga bashiir cabdi xariir oo ka hadlayay furitaanka dib uhabaynta xafiiska w. Ganacsiga ee gobolka sool laascanod ayaa ka hadlay socdaalka waftiga xisbiga wadani ku joogo gobolka togdheer…
Xilligan laguma jiro kaambayn doorasho waxa soo kalifay masuuliyiinta wadani oo ukala socday 3 kooxood.
1. Inay abuurtaan jawi iyo goob ay iska maydhaan waji gabaxii kala kulmay guul darooyinkii siyaasadeed ee xisbiga wadani kala kulmay arimo badan oo ay ka mid yihiin ..
maamul  xumadii ay ku sameeyeen xeerka diiwaan galinta muwaadinka.

Hungadii ay kala soo noqdeen gpbolka awdal odayadii madax dhaqameedka ahaa ee ay qaabka khaldan ugu direen halkaas.

Khilaafka xisbiga wadani ka dhex taagan ee ay ka biyo diidsan yihiin
… jiho la.aanta siyaasada xisbiga
.. isku milanka mushkilada golaha wakiilada iyo xisbiga wadani.

  1. Waxa iyaguna culays ku noqday waftiga xisbiga wasiiro iyo xildhibaano ilaa xilligii udub reer burco hore uga quusteen . Oo ku soo gabaday soo raacida waftiga si ay dib ugu helaan saaxad ay ka hadlaan oo shalay intii reer burco ee halkaas timi ka dareereen markay arkeen.

 

  1. Kooxda 3aad waxay ahaayeen hablo iyo niman siyaasiyiin isu qaba oo ay maanta ugu horeysay magaalada burco oo iyagu xiisaynayay inay burco soo arkaan.

Waftiga qaybihiisa kala socday wuxuu dadaal ugu jiray inay dib isu soo kabaan oo ay dib isu arkaan. Mana jiro qorshe iyo hadaf siyaasadeed oo ku dhex jiray socdaalkan.

Bashiir cabdi xariir

 

COMMENTS
LINKS