|
|||||
WAJAALE NEWS
War Dag-Dag ah: Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland iyo Wariyayaal Lagu Xidhay Hargaysa.
November 15, 2014 - Written by Wariye:
Xildhibaanadan la xidhay ayaa dhamaantood ah xildhibaanada mucaaradka ah ee ka soo horjeeda mooshin la sheegay in xilka lagaga qaadayo gudoomiyaha Golaha Wakiilada. Dhinaca kale waxa ay waraku sheegayaan in wariyayal kale lagu xidhay Saldhiga dhexe ee Haragaysa. Xadhiga saxafiyiinta iyo xildhibaanadan ayaa kadanbeeyay markii saaka golaha wakiilada lakeenay mooshin xilka laga qaadayo gudoomiyaha golaha wakiilada Hargaysa Office Related posts:Wasiirka Ciyaaraha Oo Shaqadiisii Ka Doorbiday In Uu Ka Qayb Galo Munaasibadado Aan Lagu Casuumin Ha... Musharaxa Madaxwayne Ee xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhawe... Dagaalada Ethiopia Iyo Wejiga Cusub Ee Somalida Ku Soo Fool Leh ( Kililka, Jabouti Iyo Somaliland). COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|