WAJAALE NEWS

Taliyihii Hore Ee ciidanka ilaalada madaxtooyadda JSL oo Tacsi u Diray marxuum xuseen Maxamuud cirro

Taliyihii hore ee ciidamka ilaalada madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland; GEN. Faysal Kaamil Ciise wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii qosykii iyo qaraabadii u ka baxay Marxuun: Xuseen Maxamuud Sh. Nuur (Xuseen Cirro)

Oo ku geeriyoodey SHalayoo taariikhdu ahayd 2/11/214 magaalada gabiley laguna aasey marxuunka wuxuu ilaahay ugu baryeyaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii qosykii iyo qaraabadii u ka baxayna iyo dhammaanteenba Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

Exit mobile version