|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaadhaan bixiyeyaasha Iyo Masuuliyiinta Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Kulan ku Yeeshay.
November 10, 2014 - Written by Editor:MUQDISHO(Wajaalenews);Kulan deeq bixiyayaasha iyo dowladda Soomaaliya oo ka horeeya shirka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada Copenhagen ee Denmark toddobaadka danbe ayaa lagu qabtay Muqdisho. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay wakiilo ka socda deeqbixiyayaasha, diblomaasiyiin, dowladda Soomaaliya, maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubaland. Waxaa lagaga hadlay wadashaqaynta dowlada iyo Deeqbixiyayaasha. Madaxweynaha ayaa sheegay in Bangiga adduunka uu kala shaqaynayo dowladda sidii loo dhisi lahaa hayadaha maaliyada iyo lacagaha
WAJAALENEWS DESK
Related posts:Daawo:Hadhimo Sharafeed Balaadhan Oo Lagu Maamusay Siyaasi Bile Rafle Oo Lagu Qabtay Magaalada Harga... “Markaad Maqasho waxa la Iibinayaa Saldhiggii, Maktabaddii & Birjeex, Waxaad is weydiinaysaa Xoriyad... Guddoomiye Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminaayo oo Maanta Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|