|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxda Qaranka Somaliland oo Si Wadajir Ah Tacsi Ugu Diray Madaxweynaha JSL
November 24, 2014 - Written by Editor:Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee Bulsho-weynta Somaliland ayaa si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed maxamuud oo ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska
Related posts:“Xidhahayagu Waa Dir Iyo Hawiye, Garxajis Dhinacayga Ayuu Fadhiisanayaa, Oo Waa Walaalahayo” Sul. Si... DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo ka Hadlay Munasibadii Maanta Muxuuse ka Yidhi Cidii ... Ilowareedyo Lagu Kalsoonyahay Oo Sheegay In Wakaalada Biyaha Hargeisa Loo Magacaabayo Xildhibaan Mub... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|