|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Ururka Jiidali Ee Uk Oo Cambaareeyay xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan
November 20, 2014 - Written by Editor:Warsaxaafadeed Ururka Jiidali UK HARGEISA(Wajaalenews) Waxaan ka salaamaynaa dhammaan warbaahinta madaxa banaan ee reer Somaliland, maanta oo ay taariikhdu tahay 19/11/2014 ayaa Ururka Jiidali UK waxay warsaxaafadeed Muuqaal ah ku qabteen Magaaladaa Bristol UK Warsaxaafadeedkaas oo ay ku canbaaraynayeen xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan Oo xukuumada Siilaanyo ku xidhay Magaalada Hargeysa
Related posts:Daawo: "Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Haka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Imaaradka"..Gud... Dib U Milicso Afartii Sano Ee U Danbeeyey Iyo Habdhaqanka Xukuumadda Siilaanyo Ay Kula Dhaqanto Muda... Dib-u-Milicso Marxaladihii Uu Soo Maray Heshiiskii Saldhiga Milliteri Ee Berbera Iyo Saamyanta Ka U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|