DAAWO Somaliland Iyo Itoobiya Oo Heshiish Ku kala Saxeexday Maanta Magaalada Hargeisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Somaliland Iyo Itoobiya Oo Heshiish Ku kala Saxeexday Maanta Magaalada Hargeisa
November 14, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews)Somaliland Iyo Itoobiya Oo Heshiish Ku kala Saxeexday Maanta Magaalada Hargeisa heshiiskaasi oo ahaa mid dhinaca iskaashiga labada dal ah ayaa waxa u kala saxeexay wasiirada Arimaha dibada somaliland iyo sidoo kale Wasiirka Maaliyada Itoobiya oo isagu Hogaaminayey waftigan itoobiyaanka ah ee dhawaan soo gaadhay magaalada hargeisa

wajaalenews.net

Hargeisa/office

c./raxmaa Carab

COMMENTS
LINKS