|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqortoyada Britain Oo Udigtay Ruushka.
November 11, 2014 - Written by Wariye:
Ra’iisul wasaare David Cameron ayaa sheegay in Britain ay diyaar u tahay cunna qabateyn dheeraad ah oo la saaro Ruush-ka, haddii xukuumadda Moscow aysan joojinin tallaabooyiinka sharcidarada ah ee ay ka wado Bariga dalka Ukraine. Mr Cameron ayaa Ruushka ku eedeeyay inay ku xadgudbeen xeerka caalamiga ah, wuxuuna Ruushka ku sheegay inay cuuryaamineyaan madaxbannaanida qaran uu leeyahay. Hargaisa Office Related posts:Gudoomiyaha Waxbarashada G, Maroodi Jeex Iyo Shaqaalaha Wasaarada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Taca... Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec Ayaa Xukuumadda... Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Dad Reer Laascanood Ah Lagu Dhibaateeyay Magaalooyinka Gudaha Js... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|