DEGDEG- Qolkii Kaydka Radio Hargeisa oo gubanaya, Iyo Dadawaynaha oo isku daya inay bakhtiiyaan+ damdamis laanta, dawlada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEGDEG- Qolkii Kaydka Radio Hargeisa oo gubanaya, Iyo Dadawaynaha oo isku daya inay bakhtiiyaan+ damdamis laanta, dawlada,
October 18, 2014 - Written by Wariye:

Waxa ilaa imika GUBANAYA qolkii KAYDKA radio Hargeisa, oo dab qabsaday, dabkaasi oo xoogiisu gaadhsiisna darajada 58centegraydh , darajada lagu qiyaaso gubashooyinka khatarta,

SUUQA GUBASHO

waxa la arkay kumaan kun dad ku xoonsan gubashadaasi oo isugu jira rag iyo dumar, iyagoo dadka qaar isku dayayaan inay gacmahooga, ku daminayaan, dadka qaar ayaa adeegsanaya CIID IYO BIYO, waxa aan wali meesha soo gaadhin xukuumada iyo dam damiskeeda oo wali hada la sugayo , taasi oo dadka qaar u fasisheen inay xukumada somaliland bilaa dam damis tahay, sababta gubashada ayaa lagu macneeyey inay keentay masuuliyada darro wayn oo soo wajahday sanadaha danbe ka dib marki dadki saxaafada u ehelka ahaa laga qaaday meesha oo hab beeleed lagu geeyey qolkasta iyo xafiiska kasta dhalinyaro hab qabil ku timid oo ay xukuumada isku hayb yihiin

GOOR DHOW NAGA FILO SAWRIADA GUBADASHA IYO MUUQAALO AY wajaale HELAYSO..

COMMENTS
LINKS