|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO”Siilaanyo Wuxu Isleeyahay Somaliland Baabii’ Somaliland Gacantaada ku Dumimayso’ SNM Ayaad Istidhi Dumi Oo Ku Dumiwayday,Somalilandna Ku Dumimayso Halkii Lagaaga Qaaday Ayuunbaa Lagaaga Qaadi.’ Cheif Caaqil Dayib
October 21, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO”Siilaanyo Wuxu Isleeyahay Somaliland Baabii’ Somaliland Gacantaada ku Dumimayso’ SNM Ayaad Istidhi Dumi Oo Ku Dumiwayday,Somalilandna Ku Dumimayso Halkii Lagaaga Qaaday Ayuunbaa Lagaaga Qaadi.’ Cheif Caaqil Dayib ‘Maanta Uma Ooyayno Labada Sarkaal Oo Kaliya Ee Waxaan u Ooyaynaa 200 boqol Ee Ku Dhintay Barkadaha Beeshaada Ee Dhulmahante Lagaaga Qaaday, ‘Waanu Naqaanaa Sida Loo Aarsado,Iyo Wax Loo dilo, Guurida somaliland sideed gudomiye ugu noqonayso iyo sideed Qolo ugu difaacayso sidaa hargaysa ku joogi maysid ;caaqil Fariid ‘Inqolonimo lagu laayo iyo in qolonimo kudifaacdo labaduba Aday kaayimaadeen kay kula noqoto qaado,
Related posts:Xukuumadda Somaliland oo aqoonsatay koox dibad wareeg ahayd una wakiilatay xubno ay madaxwaynaha isk... Daawo-Rooda Axmed Yasin Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarida Ah ee Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Dareen Celisay... Dawladda Itoobiya Oo La Sheegay Inay Soomaaliya Uga Soo Fasax-qaadanayso Saldhigyo Ay Ciidammadeeda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|