|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Mareeyaha Guud Ee Xawaalada Oomaar Global Oo khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Shirkii Maalgashiga Somaliland Ee Dalka Uk Isagoo Sharaxaad ka Bixiyay Doorka Omaar Company Ku Leeyahay Adeeyada bulshada
October 24, 2014 - Written by Editor:London(Wajaalenews)Waxaan dhawaan dalka UK lagu qabtay shir aad u baaladhan oo lagaga hadlayay sidii dalka jamhuuriyada somaliand loo maalgashan lahaa shirka ayaa waxaa kaqayb galay wafti hogaminayo madaxwayanaha somaliland iyo ganacsatada reer somaliland kuwaasi oo ka jeediyay khudbada kala duwan oo ku saabsan dalka somaliand in uu yahay dal dihin Halkan Ka Daawo Wajaalenews.net Hargeisa/Office
Related posts:Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan oo Go... Gudoomiyaha Jaamacada Prof. Gaas Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay, Kana Hadlay Xidhnaanta Jaamacad... Bangiga Caalamiga ah ee Premier Bank Oo Adeega Casriga ah ee ATM ka Hirgaliyay Magaalada Hargaysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|