DAAWO;Magaalada New York Oo Laga Helay Dhakhtar Qaba Cudurka Ebola | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Magaalada New York Oo Laga Helay Dhakhtar Qaba Cudurka Ebola
October 24, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Dhakhtar dhawaan soo daweeyey dad qaba cudurka Ebola ee dalka Guinea ayaa isna laga helay cudurka, haatan lagu baaryaaa cusbitaala ku yaala New York.

Dhakhtarka oo lagu magacaabo Graig Spencer ayaa baaritaano bilow ah oo lagu sameeyey ay muujiyeen inuu cudurku hayo. Baarista ayaa ka dhacday cusbitaalka Bellevue ee gobolka New York.

 

COMMENTS
LINKS