|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Laba Markab Oo Isku Duqeeyay Marin Biyoodka Dunida Ugu Mashquulka Badan Ee Suez Channel.
October 2, 2014 - Written by Wariye:Qaahira, (Wajaalenews):-Maalintii isniintii ayaa marin biyoodka dunida ugu mashquulka badan ee Suez, waxa isku duqeeyay, laba Markab oo halkaas ka gudbayay, kuwaas oo si lama filaan ah isugu dhacay. Labadan Markab oo lagu kala magacaabo, MV Olombo Express oo calanka dalka Jarmalka sitay iyo Ka kale oo calanka dalka Singapore sitay laguna magacaabo, MV Maresk Tanjong, waxa ay afka isku dareen, goobta lagu magacaabo, Khaliijka Suez, lama sheegin khasaare Nafeed, laakiin waxa shilkaasi sababay hakad ku dhaca isu socodka gaadiidka bada ee marin biyoodkaas ka gudba.
Hargaysa Office Related posts:Qaarkamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer Oo Hanjabaad Culus Udiray Xukuumada Madaxwayne Biixi. Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Shaaciyay Wakhti Uu Furmayo Shir Caalimaya Oo Lagu Qabanayo Somal... DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha Wado Cusub, Sheegayna In Ay Tirakoob ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|