|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Laba Markab Oo Isku Duqeeyay Marin Biyoodka Dunida Ugu Mashquulka Badan Ee Suez Channel.
October 2, 2014 - Written by Wariye:Qaahira, (Wajaalenews):-Maalintii isniintii ayaa marin biyoodka dunida ugu mashquulka badan ee Suez, waxa isku duqeeyay, laba Markab oo halkaas ka gudbayay, kuwaas oo si lama filaan ah isugu dhacay. Labadan Markab oo lagu kala magacaabo, MV Olombo Express oo calanka dalka Jarmalka sitay iyo Ka kale oo calanka dalka Singapore sitay laguna magacaabo, MV Maresk Tanjong, waxa ay afka isku dareen, goobta lagu magacaabo, Khaliijka Suez, lama sheegin khasaare Nafeed, laakiin waxa shilkaasi sababay hakad ku dhaca isu socodka gaadiidka bada ee marin biyoodkaas ka gudba.
Hargaysa Office Related posts:Aqoonyahan Xuseen Badhaani oo Si Adag Uga Hadlay Barnaamijka Qaran-kaab Ee Qiimaaynta Wasiirada Xuku... Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Golaha Ammaanka Kaga Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soma... Warshadii Dhuuniga ee Hargeisa Oo Shirkad Gaara Laga Iibiyey+Qalabkii Warshadaasi Oo Iskaraab Ahaan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|