War DegDega;Dooxa Magaalada Arabsiyo oo Qaaday Laba Gaadhi Iyo Dadkii Saarna Oo Aan Wali Lahayn Nolol Iyo Geeri midna | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War DegDega;Dooxa Magaalada Arabsiyo oo Qaaday Laba Gaadhi Iyo Dadkii Saarna Oo Aan Wali Lahayn Nolol Iyo Geeri midna
September 12, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews);Roobab Xoogan baryahanba ka dayay guud ahaan somaliland ayaa sobobay in caawa dooxa wayn ee isku xidha magaalada gabiley iyo arabsiyo uu qaaday laba gaadhi oo mid yahay bas yar oo noaha ah halka ka kalena ka yahay baabuur jaad

Labada gaadhi iyo dadkii saarnaa ayaan wali lahayn nolol iyo geeri midnaba

Maamulka magaalada gabiley ayaan wax gurmada kagaysan iyadoo wali dooxu socda gaadiidkuna kala xidhan yahay

Dooxayada isku xidha magaalada hargaysa iyo gobolada galbeedka ayaan caqabadwayn ku haya isku socodka gaadiidka xukuumada dhexe ayaan iyana wax gargaara ka gaysan dhismaha biriij ay u baahan yihiin iyadoo cashuurta kasoo baxda gabilayna iyo guud ahaan gobolkaasi lagu guneeyo odoyaal dhaliilaha ka difaaca xukuumada siilaanyo marka ay cidwax kasheetaba’

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS

COMMENTS
LINKS