|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Qaranka Somaliland,Guddida Doorashooyinka Qaranka Iyo Deeq Bixiyeyaasha Oo Uu Hargeysa kulan Uga Socdo.
February 4, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Xisbiyada Qaranka iyo Deeq bixiyeyaasha Somalilad ka taageera dhinaca.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo isna la waydiiyay warar sheegayay in Xisbiyada Mucaaradka ahi diidan yihiin Diwaan galinta Muwaadiniinta iyo Cod bixiyeyaasha ee Wasaaradda Daakhiligu wado ayaa sheegay inaanay wax cabasho ah ka qabin Arintaasi. Wajaale News Related posts:DAAWO;-Magaalada Wajaale Oo Si wayn Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Iyo Kooxda Xidigaha G... DAAWO-Siyaasi Qabyo Tire Oo Madaxwayne Biixi Ku Tilmaamay Ciil Qabe Aan Ilaawin Qofka Ay Maalin Isa... Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Hawlwadeenadii Iyo Agabkii Kaadh Badalka. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|