|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA; Shil laba Gaadhi oo Caawa ka Dhacay Kontaroolka Caabudla sobobayna dhimasho iyo dhaawac
September 4, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews);KAANTAROOLKA Caabudla oo kuyala xuduudada kala qaybisa gobolka gabiley iyo caasimada hargeisa ayaa caawa waxa kadhacay shil gaadhi oo sobobay dhimasho iyo dhaawac Dadgoobjoog ah ayaa noo xaqiijiyay labadan gaadhi oo ahaa gaadhi qaad iyo ka kale ay leedahay warshada biyaha ee mina nocooduna kala ahaa dhayne iyo qabaalka qaadka qaada ayaa waxa ku geeriyooday hal qof waxa kale oo ku dhaawacmay labada gaadhi afar qof oo kale wixii kasoo kordha shilka kala soco wajaalenews desk Related posts:Gaadiid Tiro Badan Oo Sida Culimo Magaalada Hargaysa Kaga Qaybgalaysa Kulan Diimeed Oo Kasoo Gudbay ... Uurcade Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Xisbiga Waddani Ku Sameeyey, Eedo Culus-na Ujeediyey Gudoomiye... “Xisbiga Kulmiye Waxuu Isu Bedelay Xisbigii Hanti Wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed Ee Siyaad Bare Xukum... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|