Musmasuqii Doorashoonka Dowladah Hose (Local Election Corruption). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musmasuqii Doorashoonka Dowladah Hose (Local Election Corruption).
September 1, 2014 - Written by Wariye:

Hadaba. Waliba waxaa haboon in lagu qaado xisaabi xil malah (auditing )maxkamadana la saaro waayo. khatartaa iyagaa ka masuul ah

Hadii xil lagusaaro oo xilkaaga .aad awood uwaydo in aad sidii uu ahaa u fuliso waxaa haboon in aad  iscasisho amaba  aad cadayso halka aad ka wadi ladayhay howshaas laguu xilassaray .waxa aanu dalku gali gaadhay khatar aad iyo aad u xun ,oo aan lafilayn .taasina waxay dhaxalsiin gaadhay Somaliland in dib udhac wayni ku yimaado  horumarkeedii ay ku socotay .iyo nabadeedii  ay ku soo caano maashay .aniguna waxaan u arkaayey inqilaab loola jeeday madaxwaynaha  laguna fadeexadeedyo lana yidhaah waxaa uu ku fashilmay doorashadisii u horaysay ee uu qabto.ee side buu  mar labaad isku sharixi karaa

Sawirkana waxaa uu tusayaa khasaaraha ay sababeen ee naf lahaa ee moodna

lahaa .

Ujeedada hadalkaygu waa gudigii doorashooyinka ee madaxwaynahu kaladiray.waana xaalad ku haboon in lakala diro.maxaa yeelay waxay isku diyaarinayeen in ay qabtaan doorashooyinka soo socda .lakiin may aqoonsana dhibkii ka dhacay dalka .min bari ilaa galbeed .laakiin taasi waxay muujinaysaa dareen xumadooda .

Hadaba. Waliba waxaa haboon in lagu qaado xisaabi xil malah  (auditing )maxkamadana la saaro  waayo. khatartaa iyagaa ka masuul ah  oo ilaaway dhaartii ay u dhaarteen shacabka in ay cadaalad samaynayaan.oo nin walba heli doono waxii uu la yimaado.ooaan liiskii xisbiyada lagu salayn doonin .taasina waa ta keentay in dhaliyaro badani  ka sooni  bidaan  ,laakiin may noqon sidii la rabay.

Waaxaana moodaa in marlabaad ay usoo miliqsanayaan.ninka raga ahina waa kii khalidkiisa garta.oo ictiraafa .guul iyo guuldaraba

Waxaana haboon in khaladkii dhacay laga  faa iidaysto oo dariiqii hore oo kale aan laqaadin .oo la iska jiro waxii sababay khatarta in taas leeg

Sawirkan  waxa  uu muujinayaa  musuqmaasuqa jiray ,

Hadaba su aashu waxay tahay kumama ayaa saxaya ? waxaa saxaya oo ka faa iidaysanaaya kuwa cusub ee la magacaabo .oo iyaguna iska ilaalinaya in ay qadaan dariiqii  kuwii ka horeeyey ..in tay doonto ha kuqaadato  sidii ay doorasho .xaq ah (fair  and justice ) oo xalaala ha u qaban la haayeen   oo cadaalad ah

Hadab .hadii ay mar kale usuuro gasho in ay ta madxwaynaha iyo ta baarlamaaka lama wada qaban karo isku mar waayo awoodeedii malahin (capacities )  oo aynu mar kuwada qabano labadoodaba .  ee ha la kala  horaysiiyo,

Sawirkana waxaa uu tusayaa sidii ay dad waynuhu jawaab uga bixiyeen. Doorashadii dowladaha hoose .

Intaas kadib.Ciyaartana kolaba qaarbaa dhabqinaaya  .hadii dhabqinta ay kusii wadaan .waa in miiska  (jury ) ay sadex daqiiqo ku daraan si ay  ciyaarta quruxdeedu u sii socoto.oo goolal badan  u dhashaan .qaarbaa kolba  GARANKA  ku jiidaaya  oo ku soo dhufanaayee .inta aad goolka hiigso leedahaye ….

Waxaanan leeyahy dadwaynaha reer Somaliland ( waa la doogiye yaan la dacaroon )  nimcadii  dalkeenuna iminkay afka kala qaadaysaa  ee yaanay gacanta midigtu ha la  bakhaylina  marka ay timaado  ..

Good lucky

By khaddar adam aw muuse

COMMENTS
LINKS