|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha oo Furay Qaadashada Baasaaboorka E-Passport Somaliland; DAAWO SAWIRO
September 9, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan. waxaana madaxweynuhu uu noqday Qofkii u horeeyey ee qaata Baasaaboorkaasi isla markiiba waxaana halkaasi faah-faahin dheer ka siiyey Madaxweynaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, waxa kale oo isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Maaliyada. iyo taliyaha laanta socdaalka Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Xubno Katirsan Alshabaab Oo Isku-dayay Inay Gudaha U Ga... Golaha Wakiilada Somaliland oo Bogaadiyay Safarkii Madaxweyne Biixi, Soomaliyana Digniin U Diray Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisi Afduub Loo Haystay Mudo 7Cisho Ah Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|