|
|||||
WAJAALE NEWS
Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Dalka Ciraaq.
August 11, 2014 - Written by Wariye:Xiisada ayaa ka dhax taagan, Shiicada, Suniyiinta, iyo Kurdiyiinta, iyadoo Ra’iisal wasaare Maliki uu sheegay in uu doonayo in mar kale uu qabto Xoogaga ammaanka iyo maleeshiyo shiica ah oo taageersan Ra’iisal wasaaraha Ciraaq Nouri al-Maliki ayaa la geeyey goobo muhiim ah oo ku yaala caasimada Baqdaad iyo daafaheeda. Talaabadaas ayaa daba socota khudbad uu al Maliki ka jeediyey telefishenka oo uu ku sheegay in uu doonayo in maxkamad la tiigsado madaxweynaha oo kurdish ah lana yiraahdo Fuad Masum. Waxa uu ku eedeynayaa in uu ku xadgudbay dastuurka. Dhinaca kale xoogaga kurdiyiinta ee waqooyiga Ciraaq ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen laba magaalo oo ay markii hore qabsadeen xoogaga suniyiinta ah ee Daacish. Saraakiisha ayaa sheegaya in arrintaasi ay u suurtagelisay, duqeynta uu maraykanka la beegsanayo dagaalyahanada suniyiinta. Hargaysa Office Related posts:“Anigu Ku Odhan Maayo Suldaan Habaar Oo Kale Ayaad Tahay, Laakiin Saansaantiisii Ayaad Leedahay….” E... DAAWO; Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo ka Hadlay Xaalada Ceel-afwayn Iyo Sida Xal Looga Gaa... Prof Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Tabashadu Ka Taagan Tahay Ee Ay Ansixiyeen Labada Gole Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|