|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha oo tababar u furay shaqaalaha Wasaaradda
August 21, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews)Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa shalay Tababar uga furay xarunta cusub ee wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha shaqaalaha wasaaraddaasi, kuwaas oo lagu tababarayo shaqooyinka ay u xil saaran yihiin.Wasiir Cali Xaamud Jibriil oo ka hadlay furitaankii Tababarka shaqaalaha wasaaraddiisa ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay inay tahay in shaqaalaha qof walba gaarkiisa loogu tababaro shaqada uu u xil saaran yahay. Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galey Aas Qaranka Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuun Xasan Ga... DAAWO; Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Cilmiyaysan U Sharaxay Khatar Uu Shacbiga Reer berbera U hor... Daawo: Madaxweynaha Cusub Ee Iiraan Hassan Rohani Oo Booqashadiisi Ugu Horaysay Ku Tagay Dalka Cumaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|