|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha oo tababar u furay shaqaalaha Wasaaradda
August 21, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews)Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa shalay Tababar uga furay xarunta cusub ee wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha shaqaalaha wasaaraddaasi, kuwaas oo lagu tababarayo shaqooyinka ay u xil saaran yihiin.Wasiir Cali Xaamud Jibriil oo ka hadlay furitaankii Tababarka shaqaalaha wasaaraddiisa ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay inay tahay in shaqaalaha qof walba gaarkiisa loogu tababaro shaqada uu u xil saaran yahay. Related posts:“Hadii Uu Madaxwaynuhu Martiqaaday Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Oo Weliba Baabuur Khaas Ah U Soo Diray... Halkan Ka Daalaco Jadwalka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Sida ay Isku Wajahayaan 8 da Kooxood ee... DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Madaxda Shirkada Dp World Oo Si Wada jir ah U dhagax Dhigay Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|