|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH:khasaaraha ka dhashay daagaal beeleed ka qarxay degmada mandera:
August 27, 2014 - Written by Editor:MANDERA(Wajaalenews);dagaal beeleed saaka subaxnimadii ka bilaabmay degmada mandera ee g/wuqooyi bari ee dalka kenya, dagaalkan ayaan u dhexeeya laba beelood oo wada dega degmada mandheera,dagaalkan ayaa barakiciyey boqolaal qoys halka ay ku dhinteen dadkalena ,dawladda dalkani kenya ayaa isku dayeysa sidii ay heshiis u dhexdhigi lahayd labadan beelood ee wada dega degmada mandheera,walow uu kor usii kacayo khasaaraha ka dhashay dagaalkani, dagaalka ayaa istaagay galabta saacaddu markii ay ahayd 5 tii galabnimo .maaha markii u horraysay ee uu dagaal caynkani oo kale ah ka dhaco mandera… WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS ….. …WAAJALENEWS NAIROBI OFFICE… W/Q:CABDISAMAD CALI XASAN(XALIYE) Related posts:Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane,Telesom Iyo National Oo Wasiirka Macdanta & Tamarta ku Eedeeyay In Uu ... Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jsl Oo Maanta Cusbitaalka Ku Booqday Mid Ka... Shirkada Dahabshiil Oo Dacwad Muwaadin Reer Somaliland Ahi Kaga Soo Oogay Maxkamad Ku Taal Dalka U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|