WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA DOWLADDA IYO AMISOM OO LAWAREEGAY DEGMADA BUULO MAREER | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA DOWLADDA IYO AMISOM OO LAWAREEGAY DEGMADA BUULO MAREER
August 30, 2014 - Written by Editor:

MUQDISHO(Wajaalenews);ciidamada huwanta ah ayaa saaka subaxnimadii weerar ku qaaday degmada

buulamareer ee gobolka shabeelada hoose,ciidamada dowladda iyo kuwa amisom ayaa hareereeyey degmada,saraakiil ka tirsan dowladda oo warbaahinta lahadlay idaacada ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay in ay rajaynayaan in goor dhow ay gudaha ugalaan degmada waxanay intaa raaciyeen in ilaa hadda aanay wax iska caabin ah kala kulmin

kooxda al shabaab.AL SHABAAB ayaa iyadu 6 sano ka arriminaysay degmadan dadka ku nool buulo mareer ayaa iyagu haatan ah kuwo ay soo foodsaartay cabsi iyo walwal…. qaar kamid ah bulshada ku nool degmada ayaa iyagu haatan isu diyaarinaya barkac si haddii uu u qarxo dagaalku ay ugu barakacaan deegaabada la dariska ah,ilaa haatan majiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca AL SHABAAB……

W/Q: CABDISAMAD CALI XASAN(XALIYE)   WAJAALE NEWS MUQDISHO….

WIXII KU SOO KORDHA KALA SOCO WAJAALE NEWS BAAHIYAHA WARAR KU SALAYSAN XAQIIQADA….HAD

COMMENTS
LINKS