|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Laba Xildhibaan Oo Isku Faro Saaray Qadiyada Habar Magaado Iyo khasaaraha Ka Dhashay
August 12, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews)Laba xildhibaan oo kawada tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa isku gacan saaray Xarunta golaha wakiilada. Labadan xildhibaan ayaa kala ah Xildhibaan C/laahi Xuseen Cige iyo Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan) oo labaduba ka soo wada jeeda xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye. Waxa ay wararku intaasi ku darayaan in nabur xaga wajiga ka soo gaadhay Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Cige taas oo sobabay in xildhibaanka lageeyo dhakhtarka si loo daweeyo. Majiraan warar rasmiya oo sheegaya sobobta dhalisay dagaalkan dhex maray labada xildhibaan sababta ay xildhibaanadu isku faro saareen ayaa wararka rasmiga ah ee nasoo gaadhayaa la sheegayaa in ay ka danbysay ka dib markii xildhibaan c/lahi xusee cige uu aflagaadeeyey mansabka uu kasoo jeedo ee habar magaado taasi oo isla markana uu xildhiban ibraahin kacaan uu ugu sheegay in aa joojiyo aflagaadada iyo mansab cayga iyaga oo ku jira xafiiska gudoomiye ku xgieenka golaha wakiilada baashe mxamed faarax hase yeeshee anu dhagay jalaq usiin xildhibaanku isla markana ay taasi keentay in uu u gacan qado xildhinaan ibrahin xildhiba ibraahin ilaa haatan macada wax war ah oo intaas ka badan oo kasoo baxay dagaalkaas dhex maray labada xildhibaan
wajaalenews.net
hargeisa/office
Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Saxaafadda Madaxa Bannaan Iy... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Qaybo Lagu Kordhinayo Xanaanada Magaalada Gabiley. Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Jabuuti Oo Shacab-Weynaha Reer Jabuuti Ku Hambalyeeyay Maalinti... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|