|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Obama Oo Ciraaq Ugu Baaqay Dawlad Wadaag ah.
August 12, 2014 - Written by Wariye:
Madaxweynaha maraykanka Barack Obama ayaa ku tilmaamay tallaabo horay loo qaaday magacaabida raisalwasaaraha cusub ee Ciraaq. Madaxweynaha Ciraaq, Fu’aad Macsuum ayaa ku dhawaaqay in Xaydar Al-Cabadi uu noqdo Ra’iisalwasaaraha xiga ee Ciraaq. Magacaabidda Xaydar Al-Cabaadi, waxaa ku gacanseyray Ra’iisalwasaaraha haatan ee Ciraaq, Nuri al-Maliki. Al-Maliki ayaa sheegay in magacaabiddaas ay xadgudub ku tahay dastuurka dalkaasi. Hargaysa Office Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Kooxda Kubbadda Cagta Ee Xaga Maqalka Naafada Ka Ah Oo Kusoo Guu... DAAWO; Xisbiga UCID Oo Maanta Magaaladda Hargaysa Qeddo-Sharaf Ugu Sameeyay Madaxweynihii Hore Ee S... Maayerka Magaalada Turkuu Ee Dalka Filand Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Gabiley Iyo Maayerka Gobol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|