|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha 5 aad Ee Ururka SOLJA Oo Doortay Hoggaan
August 17, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Guddida qaban qaabada Shirweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Solja ayaa manta doortay hogaanka hagi doona Hawlaha guddida qaban qaabadda. Guddida qaban qaabada Solja waxay gudoomiye u doorteen Maxamed Maxamud (Ilkacase), Ku-xigeen Najax Aadan Cunaaye,Xoghayana Yaxye Sh Ismaaciil. Guddidan oo maanta ay u ahayd maalintoodii koowaad waxa laga rajaynayaa inay shirweynaha Solja muddeyaan isla markaana soo xulaan Ergooyinka Shirweynaha WAJAALENEWS DESK Related posts:Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Dacar Budhuq Iyo Tir... Aqoonyahan Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Warbixiyay Qodobada lagaga Hadlay Shirka Heritage Iyo Waxyaaba... Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshadda Jsl Oo Lagu Eedeeyay Kala Qaybin Shaqaalaha Ah Iyo Shaqsiyaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|