|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Jabuuti oo si qarsoodi ah ugu soo celisay Somaliland Maxaabiistii ay qaadatay oo la Jidh-dilay
August 6, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Dawladda Jabuuti ayaa 2/08/2014 si Qarsoodi ah ugu soo celisay Lix qof oo ka mid ah Toddobadii qof ee ay Xukuumadda Somaliland u dhiibtay, kadib markii Dawladda Jabuuti ku Eedaysay inay xuduudkeeda uga soo talaabeen ka hor intii aanay Qaraxa ka fulin Dalkooda.
Photo File: Muuqaalka Sawir Naxdin Leh Oo si Qarsoodi Ah looga Soo qaaday Ciidammada Djibouti Oo Waraysi Jidh-dil Korontaysan Huwan La yeelanaya Muwaadiniintii ay Somaliland U Gacan Gelisay Dalkaas….Xuquuqda Sawirka Waxaanu Kasoo Xiganay Halbeegnews.net Eheladda Maxaabiistan la soo celiyey ayaa canbaarayn xoogan oo la xidhiidha xadhigooda ujeediyey Dawladaha Jabuuti iyo Somaliland, waxaanay ku eedeeyeen inay sharciga Dalka u yaala baal mareen, hase yeeshee Somaliland wax jawaan ah kamay bixin Eedayntooda, waxaanay xilligaas dalbadeen in dib dalka loogu soo celiyo oo Cadaaladda la mariyo. XIGASHO FARIIN NEWS.COM Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa Eng Da,uud Abiib Axmed Oo dhabaal Hambalyo ah Udiray Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Iyo Xu... Madaxweynaha DDS oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Xukuumadiisa iyo Dhibaatooyinkii Deegaanku Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|