|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Aqalka Madaxtooyada Ku Qaabilay Wasiirka Denmark-ka U Qaabilsan Ganacsiga
August 13, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews):-Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),oo qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wefti ka socda dalka Denmark oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta dalka Denmark Mogan Yensan oo shalay dalka booqasho ku yimi. Wasiirka Arirmaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo faah faahin ka bixiyay kulanka dhex aray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta Somaliland, ayaa sharaxay qaabka ay Dawlada Denmark u kordhisay Mashaariicdda ku jira Sanduuqa Horumarinta Somaliland WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wacyi galina Uqabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamed Mo... DAAWO: Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Britain Oo Dunida Ugu Baaqay In Soomaliland la Aqoonsado. Hay’adda NRC Oo Sheegay In Somaliya Waajaheyso Marxalado Adag Iyo Fariinta Ay Udirtay Beesha Caalamk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|