|
|||||
WAJAALE NEWS
40 Qof Oo Ku Geeriyooday Weerar Ay Kooxaha Shiicadu Ku Qaadeen Masjid Ay Ku Cibaadaystaan Bulshada Suniga Ah Ee Ku Dhaqan Dalka Ciraaq.
August 22, 2014 - Written by Editor:Ciraaq:(Wajaalenews) Maanta ayaa salaadii jimcaha ayaa nin ka tirsan kooxaha shiiciada Ciraaq wuxuu weerar bahalnimo ah ku qaaday masjid ku yaala gobolka Diyaala oo ay dadka suniyiinta ahi ku cibaadaystaan. Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters waxaa weerarka ku qudh baxay afartan ruux. Gobolka Diyaala wuxuu jihada waqooyi kaga beegan yahay magaalada Baqdaad. Mudooyinkii u danbeeyay waxaa deegaanka Diyaala ka jiray rabshado u dhaxeeyay kooxaha shiicada iyo kooxda Daacish ee hada la baxday Dawlada Islaamka ama IS
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Jahawareer Xagga Maamulka Ah Oo Ka Dhex Taagan Qaarkamida Wasaaradaha & Hay’adaha Dawlada Iyo Masuul... Madaxwayne Biixi Oo Tacsi Udiray Qoyska Marxuumad Aamin Maxamuud Oo Xalay Ku Geeriyootay Magaalada H... DAAWO; C/raxman Faroole oo kabaha la dulmaray M/weynaha Somalia Xasan Sheekh,Beesha Kuna Eedeeyay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|