|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Xadka Ay Dawlada Ethiopia Xidhay.
July 4, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News):- Dalka D Ethiopia ayaa si toos ah u xidhay xadka ay la leeyihiin Somaliland. Xidhitaanka Xadka ayaa waxa uu saamayn xoog leh ku yeeshay isu socodka dadyooowga Dalalkan. Hadaba Wasiirka Arrimaha Dibada Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo warbaahinta la hadlayay ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in xadka xidhan ay la ogol yihiin Ethiopia Waxaanu yidhi “Xidhitaanka xuduudka ee Itoobiya waxay ku lug leedahay arrimo xagga ammaanka ah, annaguna Somaliland waannu la oggolnahay oo wixii nabadgelyo-darro geysanaya in aannu ka wada shaqaynno waa mid aannu la oggolnahay, waanay noo sheegeen, waxaanay ka mid tahay cilaaqaadka laba waddan ka dhexeeya ee arrimaha nabad-sugidda, si aanay dad nabadgelyada waxyeelayaa ugu gudbin Hargaysa Office Related posts:Xukuumada Siilaanyo; Oo Qabyaaladii Ay Shacbiga Ugu Rar furtay Ku Qatimaysa Xiisada Berbera Ka ... Prof: Samter oo Xukumada Madaxweyne Biixi iyo Xukumadihii Ka Horeyay Ku Tilmaamay Kuwo Aan Wali Diya... Daawo:KalFadhigii Golaha Deegaanka Gabilay ee Maanta Oo Lagaga Wada Hadlay U Diyaar Garawga Munaasib... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|