Siidayntii Masuuliyiinta Wargayska Haatuf Waxay Ahayd Fiise Dal Ku Gal Ah Oo Daruurri Loogu Baahday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siidayntii Masuuliyiinta Wargayska Haatuf Waxay Ahayd Fiise Dal Ku Gal Ah Oo Daruurri Loogu Baahday
July 16, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Iyaddoo Had Iyo Jeer Aad Loogu Canaanto Xukumada Taladda Haysa Arimaa Xoriyatul Qawlka Oo Inta Badan Lugu eedeeyo Inay Xagaa Xagatulle Ka Tahay

Oo Had Iyo Jeer Ay Aad Udhaaliilaan Haayadaha Xaquuqal Iisaanku Mar Walba Ay Media Ay Ka Hadlaan Iyagoo ku Dhaliiaya Cabudhinta Saaxaafadda Iyo Siday U La Dhaqanto Dadka Fikirkoodda Cabirra Gaar Ahaan Kuwa ka Hadlla

Arimaha Siyaadasadda Hadaba Hadaan Kusoo dhawaaddo Mucdda Maqaalkan Aan Saaka Qalinka Uqaatay Waxay Ahayd Maalintii Axaddii Aynu Soo Dhaafnay ee 12kii Bishan Julay Markii uu madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu Sii Daayay Masuuliyiintii Wargayska Haatuf oo Ku Xidhnaan Sife Aanay Bulshaddu Jeclaysan Hadaba Waxa Uu Madaxweynuhu Masuuliyiintaa Ku Sii Daayay Amar Deg Dega oo aan Badanaa Loo Isticmaalin

Maxaabiista Waxaanay Ahayd Inuu Yidhaahddo Waxaan Cafis U Fidayay Masuuliyiintaa Noocaasa

Balse May Dhicin Ee Waxa uu M/weynuhu Bixiyay Amar Degdega Xili Uu Dalka Ka Baxaayay Hadaba Waxaynu Odhan Karnaa Siidayntii Masuuliyiintaas Wargayska Haatuf Waxay Ahayd Mid Loo Isticmaalay Camal Fiise Dal Kugala oo Si Daruuriya Loogu Baahday Markaan SidaaLeeyahay

Waxaan Uga Jeeddaa In Xukumadda Axmed Siilaanyo Kaga Muquuranaysay

Arimaha La Xidhidha Dimuqraadiyadda ee Ay Ugu Horayso Tan Saxaafaddu oo Aynu Odhan Karno Waxay Gebi Ahaanba Meesha Ka Saaratay Maamuuskii Iyo Miisaankii Ay Saxaafaddu Lahayd Hadaba Hadaan Ku Soo Dhawaaddo Arintan Wuxuun Bay Ahayd In Marka Lala Soo Qaaddo Arimahaas Uu Yidhaahddo

Basle wuu Ilaawaye Waxay ahayd Inuu Ku Darro Hubaala Oo Uu yidhaahddo hubaala waan Fasxay oo uu Balaadhsaddo Dal Ku Galka

by Sacad Cali Kaahin Sacad plucky

 

Qalin Ku Difaac Group

 

COMMENTS
LINKS