|
|||||
WAJAALE NEWS
Raashin WFP U Rarnaa Oo Burco ku xayirnaa laba maalmood oo la sii daayey
July 26, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalnews)Gawaadhi raashin u siday Hay’adda WFP ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey ku xidhnaa saldhig ku yaala magaaladda Burco, kuwaas oo looga shakiyey inay si qaldan raashinka mucaawinada ah ugala soo baxeen Bakhaarada Kaydka u ah Hay’adaasi. wajaalenews.net hargeisa/office c/raxman carab Related posts:Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Xoojiyo Nidaamka Diblamaasiyadeed Ee Dunida Sariiflayaal Loo Xidhxidhay Musuq-maasuq Lala Xidhiidhiyay Masuuliyiinta Banka Berbera iyo Fadeexada... Xildhibaan Xassan Cawaale oo Xukuumada ugu baaqay in ay Joojiso lacagta aanu Goluhu jidayn ee gaadii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|