|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dawladda Djibouti Oo 35 Xubnood Oo Reer Somaliland Ku Marti-qaaday Munaasibad Uu Ku Bixinayo Gabadh Uu Dhalay
July 23, 2014 - Written by Editor:
Hargaysa(W.N):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Marti-qaad u fidiyey Dhawr iyo Soddon Xubnood oo reer Somaliland, kuwaasoo uu ku soo Casuumay inay kala soo qayb-galaan Xaflad Lagu Bixinayo Gabadh uu Dhalay oo Maalinta berri ah ka dhacay Caasimadda Dalka Djibouti ee Djibouti.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|