|
|||||
WAJAALE NEWS
HALKAN Ka Daawo :Heestii ugu wanaagsanayd ee Abid Loo Sameeyo Gabiley iyo Ereyadii:Abwaan Qaamuuska Qarniga
July 7, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews): Abwaan Cabdi kariim Muxumed Cadde oo ahna weriye caan ah ayaa dhawaan tiriyey heestii ugu wanaagsanayd ee abid loo tiriyo gobolka gabiley , heestan oo la yidhaa gabiley bilic wanaag waxuu abwaan qaamuus si farshaxanimo leh ugu sawirayaa khayraadka iyo deegaanka bilicda leh iyo nimcada daa,in ku manaystay gobolka gabiley waa tan heestii ee daawasho wanaagsan DAAWASHO WACAN; http://youtu.be/cnPWXkpGxtc WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO ; Sheekhul Bedelka Caasimada Hargeysa Oo Mudo Toban Cisho Ah u Xidhan Madaxtooyada Somaliland... DAAWO;Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Qaarkamida Madaxdhaqameedka Sacad Muu... Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|