|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Hambalyo Munaasibada CIIDAL FIDRIGA Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka
July 27, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Hambalyo Munaasibada CIIDAL FIDRIGA Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka Ujeeddo; HAMBALYADDA CIIDA Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah, wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo. Aamin Aamin Aamin ALLAH MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi Related posts:Hay'adda Pharo Foudation Oo Shahaadooyin Iyo Siidhka Beeraha Gudoonsiiyay 38 kamida Beeralayda Deega... Halkan Ka Akhri Qoraalkii Guddoomiye Cirro U Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirguddoonku Isku Khi... Somaaliland Waxaa ka Jirta Dawlad Wadaag ah Oo Mudo kordhin Kasta Dani Ugu Wada Jirto. Qormada 3 Aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|