|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Hambalyo Munaasibada CIIDAL FIDRIGA Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka
July 27, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Hambalyo Munaasibada CIIDAL FIDRIGA Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka Ujeeddo; HAMBALYADDA CIIDA Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah, wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo. Aamin Aamin Aamin ALLAH MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi Related posts:Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo ... Madaxweyne Biixi Markuu SNM Ku Biiray, Ninkii Waalidkii Jabuuti Geeyay Si Aan Kacaanku Udhibaatayn, ... Daawo:Agaasimihii Hore Hay'ada Komishanka Aidska Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Ag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|