|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Qurba-joogta Gobolka Gabiley Oo Deeq Mooto Ah Soo Gaadhsiiyay Abwaan Lugaha Naafo Ka Ah Kuna Nool gabiley
July 7, 2014 - Written by Editor:Gabiley(Wajaalenews) ‘Qaar ka mida qurba-joogta gobolka gabiley ayaa deeq mooto amaba gaadhi curyaan soo gaadhsiiyay abwaan cabdi jibaar sheekh ibraahin suldaan,oo ah nin lugaha curyaan ka ah deeqdan ayaa waxa lagusoo hagaajay wariye c.kariin muxumed cade(qaamuuska)iyadoo dadka deeqdan soo diray ay ka cudurdaarteen in la sheego magacyadooda madama ay sadaqo tahay,waxana goobjoog ka ahaa maayarka degmada gabiley Shucayb maxamed muuse http://youtu.be/PFjm6QNJJ0M
daawo sawiro
Related posts:Daawo:“Saldhiga Militari Ee Laga Samaynayo Magaalada Berbera Waa Bidaari Sibiqbay Kugu Gashaa” C/rax... DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Beeniyay in xukuumada lagu wareejiyay 80Milyan Oo Daynta Ah ! DAAWO;-Wafti Ka Socda Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Bristol Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|