|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Oo Ku Hadaaqay Maamulka Bada Somaliland
July 23, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalnenews)Madaxwaynaha Somaliya Oo Maalintii Shalay Ahayd Houimid Golaha Barlamaanka Somaliya Si Ay Wax Uga Waydiiyaan Hawlaha Xadaynta Bada Somaliya Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Si Wayn Loo Hadal Hayay Ayaa Sheegay In Ay Somaliya Guud Ahaanba Gacanteeda Ku Jirto Badii Somaliya Isla Markaana Ay Shirkado Heshiis La Galeen Sidii Dib Loogu Soo Wada Celin Lahaa Bada Somaliya Dawlada Magaalada Muqdisho ,Ayaa Waxa Jawaab Adag Ka Bixiyey Madaxwayne Ku Xigeenka Somliland C/Raxman C/Laahi Saylici wajaalenews.net c/raxman carab Related posts:DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Shirkada Xaaji Muuse Kala Wareegay Dhismaha Xarunta Dawlada Hoose... DAAWO;-Siyaasi Cabdifataax Cabdilaahi Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Jabhad Ka Dilaa... "Hirgalinta Heshiisyaddii Xukuumadda Jabuuti Iyo Mucaaridku Wada Gaadheen Waxay Ku Socdaan Dhabo Wan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|