|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO:- Gawaadhida Dagaalka Ee Maraykanka Oo U gacan Galay Koox Ururka Alqaacida Ka Tirsan
July 4, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) ;Kooxaha ISIS ee Al Qaacida ee ka dagaalamaya Ciraaq iyo Syria ayaa waxay soo bandhigeen Gadiidka Dagaalka ee lagu yaqaanay ciidamada Mareeykanka balse horay loo siiyay ciidamada dalka Ciraaq si ay ugu dagaal galaan. Gawaadhida Dagaalka oo laga qabsaday ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa iminka waxaa si toos ah u soo bandhigay Maleeshiyaadka ISIL waana Gawaadhi aysan karin xabada . Sidoo kale hogaamiyaha kooxdaan Abu Bakr al-Baghdadi ayaa Muuqaal uu soo diray wuxuu markii labaad ku baaqay dagaal cusub. Daawo Muqaalka Gadiidkaasi WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO; Siyaasi Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Dhuumaha Shidaal Ee Eritrea la Gaynayo Iyo Sida In Ay Be... Maamulka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Huteelka Cusub Ee Ceel Bardaale Oo Laga Hirgaliyay Maga... Markab Dagaal Oo Laga Leeyahay Dalka Kuuriyada Koonfureed Oo Badbaadiyay Badmaaxeyaal La Socday Doon... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|