|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Diyaarad Taiwan Leedahay Oo Afka Dhulka Dartay 47-qofna Ku Dhimatay.
July 24, 2014 - Written by Wariye:Penghu, (Wajaale News):- Todoba iyo afartan qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan ilaa sideed qofna waxa lagu guulaystay in iyagoo bad qaba la badbaadiyo, ka dib markii diyaarad laga leeyahay jasiirada Taiwan oo duulimaad gudaha dalkaasi ah ku jirtay ku burburtay meel u dhow madaar ay cilad farsamo awgeed ugu degaysay. Diyaaradan oo ay lahayd shirkada diyaaradaha dalkaas ee Trans Asia Airways, ayaa la sheegay in sideed iyo konton qof saarnaayeen, ka dibna inta dabaylo ku kaceen ay doonaysay inay degto Madaar ku yaala jasiirada Makong, laakiin ay dhisme halkaas ku yaalay afka dartay sidaana ku burburtay. Hargaysa Office Related posts:“ Waxaa Maanta Muuqata Dhamaan Astaamihii Lagu Garan Jiray Dawladaha Dumaya ..” Xoghayaha Xisbiga Wa... DAAWO; Xaaska Trump Oo Noqotay Marwadii Ugu Horaysay Ee Soo Galayti Sharci Daro Ah Ku Soo Gasha Mara... Maamulka Degmada Arabsiyo Oo ka Hadlay 50 Ceelbiyood Oo Ay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen Daadadkii Soo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|