|
|||||
WAJAALE NEWS
Sida loo ciqaabay Sadax nin oo kufsaday gabar 7-sano jir ah kadibna geed kasoo laad laadiyay(Galbeedka Bengal ee Dalka Hindiya).
July 26, 2014 - Written by Wariye:
Dadka deegaanka oo aad uga carooday falkan ayaa gacata kusoo dhigay sadax nin oo la tuhmayo in ay ka dambeeyeen kufsiga iyo dilka gabadha yar , waxa ayna dadkan si xun u garaaceen sadaxdan qof oo midkood u dhintay garaacista. Sawiro laga soo qaaday sadaxdan nin ee dadka careesan ciqaabeen ayaa muujinaya inta dharka laga siibay iyaga oo qaawan ay dadka deegaanka si xun u garaaceyn , labo kamid ah Sadaxdan nin ayaana goobta laga qaaday iyaga oo garaab ah. Dalka Hindiya waxaa ka dhaca Kufsi aad u fool xun oo loo geesto gabdhaha , waxaana mar sii horeesay deegaankan hada falku ka dhacay lagu kufsaday labo gabdhood oo walaalo ah kadibna inta la dilay geed laga soo laad laadiyay. Hargaisa Office/ Somaliland Related posts:Ururka Adkaynta Qaranimada Somaliland Oo Ka Digay Urruro Wada Is Dhexgalka Dhlinyara Somaliand Iyo S... “Maanta Waxaan Filayaa In Aanay Jirin, Maalin Dadkeena Iyo Dalkeenu Uga Baahi Badan Yahay, In Ay Mid... Daawo-Madaxweynaha Maamulka Puthland oo Maanta Jeediyey Khudbad Abaabul Dagaal iyo Tawaawac Ah. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|