|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maanta Waxaan Filayaa In Aanay Jirin, Maalin Dadkeena Iyo Dalkeenu Uga Baahi Badan Yahay, In Ay Midoobaan”Siyaasi Maxamed.
May 31, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada iyo ganacsiga ee xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi diblamaasi sare maxamed cabdilaahi cumar ayaa sheegay in somaliland maanta aanay jirin maalin ay uga baahi badan tahay doorasho dalka ka dhacda Sidoo kale siyaasi maxamed ayaa ku baaqay in dadka la mideeyo lana shaqeeyo wada jirkooga. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|