|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Colaad Dhex Taalay Culimada Magalada Arabsiyo Sii Huriyey Ka Dib Markii Uu U Kala Diray Labo Warqadood Oo Is Khilaafsan
June 22, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalenews)Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Ayaa Khilaaf Diineed Ka Abuuray Markale Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley,Isagoo Wasiirku U Kala Diray Laba Waraaqood Oo Iska Soo Horjeeda Isla Markaana U Kala Socda Laba Qaybood Oo Ka Mid Ah Culmida Ku Dhaqan Magaalada Arabisiyo Ee Gobolka Gabiley Wararka Naga Soo Gaadhay Magaalada Arabsiyo Ayaa Sheegay In Wasiirka Diinta Iyo Awqaaftu Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Uu Colaad Diineed Kala Dhexdhigayo Culimo Aw Diinta Ku Dhaqan Magaalada Arabsiyo ,Iyadoo La Sheegayo In Waraaqaha Uu Udiray Culimadaasi Aad Iskaga Soo Horjeedaan Sheekh Khaliil Cabdilaahi Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Sanadkii Hore Sidan Oo Kale Ku Kala Irdheeyay Culimada Ku Dhaqan Magaaladaasi Arabsiyo Ee Galbeedka Somaliland. Wasiirka Ayaa Safarkan Ka Kuxiga Ugu Bixi Doona Galbeedka Somaliland Isagoo Magaalada Arabsiyona Culimada Ku Dhaqani Ay Qaar Ka Soo Horjeedaan Waraaqaha Is Khilaafsan Ee Ka Soo Baxaya Xafiiskiisa.
Wajaalenews.net Hargeisa/office c/raxmaan carab Related posts:Daawo:Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwada Xisbiga Ucid Ku Oogay Qaar Ka Mid a... “Ama Madaxweyne Muuse Mas’uul Ummaddu Diratay Buu Noqon, Ama Nin Dantiisa Wata Oo Ganacsade Ah”. Abw... Wasiir Warancade Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Qabteen Gacan Ku Dhiiglihii Dilay Taliyihii Deegaanka Xaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|