Halkan Ka Daawo Daawo Jaamacada Alpha University College Ee Magaalada Hargeisa Oo Qalabka Ciyaaraha Gudoonsiisay Xarunta Agoomaha
June 25, 2014 - Written by Editor:
Hargeysa (Wajaale news) Jaamacadda Alpha ayaa faraceedda Magaaladda Hargeysa ayaa maanta qalab Ciyaareed ugub Deeqadday Xarunta Agoomaha ee Magaaladda Hargeysa.
Halkan ka daawo.