|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Oo Shacbiga Fariin Hambalyo Ah Oo Ku Aadan 26-Juun U diray
June 25, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS) ;Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Oo Shacbiga Fariin Hambalyo Ah Oo Ku Aadan 26-Juun U diray Ujeeddo: Hambalyada 26-ka June War saxaafadeed;Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka xisbiga, Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan shacbiga Somaliland xuska sannad-guurada 54-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay mustacmarkii Ingiriiska 26-kii June 1960-kii. Guddoomiyuhu wuxuu u rajaynayaa inay sannadkan kiisa ku gaadhaan horumar iyo aqoonsi.
Allaa Mahad Leh
Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE
Related posts:DAAWO; Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasiya Muxuuse ka yidhi H... Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Qaxoot... Madaxda Telefiishanka SOMNEWS Ee Somaliland Oo Ka Jawaabay Warqad Wasaarada Warfaafintu Sheegtay Ina... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|