WAJAALE NEWS

Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo AROOS Udirayaan BOQORKA -MAXAMED CABDI JAMA IYO MARWADIISA FARAX AADAN SACIID.

Hargeisa(Wajaalenews) ;Dhamaan Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada Wajaalenews Waxay udirayan Arooska Maxamed Cabdi Jaamac iyo Marwadiisa Farax Aadan Siciid Arooskoodu ka dhacay magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco waxaan leenahay noqda kuwii kala hela wiil iyo caano Aamin Aamin

1;Yuusuf Jaamac Xirsi

2;Maxamed xuseen nuur

3;Cabdiqaadir Cabdiraxman Habane

4;Cabdiraxman Carab Da,uud

5;Cabdisalaan Abiib Xasan

6;Xamse Xasan Xaaji

Exit mobile version